20.10.2016 -
12.01.2017 -
10.09.2015 - Waa barnaamijkii 4aad ee ka baxa Radio Fabrik, inala dhageesta wixii isbedel lagu sameynayo iyo wixii lagu darayo inoo soo sheega Fadlan
09.11.2016 - Barnaamijka maanta waxaan idinku haynaa doorashadii xalay ka dhacday mareykanka iyo sida aduunka looga dareemay waxaan idiin hayna falcelinta madaxda caalamka ee ku aadan madaxeyne Trump. Waxaa kaloo barnaamijka qeyb ka ah barnaamijka cayaaraha,...
11.01.2017 -
12.08.2015 - Waa branaamijkii labaad ee aan kasoo deyno idaacadaan waxaana ugu tala galnay dadka Somaliyeed ee ku dhaqan Halkaan Barnaamijka waxaan kusoo qaadanay waxyaabo badan sida, waxaan ku wereysanay Moalim Ahmed oo aan wax ka weydiinay ciyaaraha, waxaan...