09.11.2016 - Barnaamijka maanta waxaan idinku haynaa doorashadii xalay ka dhacday mareykanka iyo sida aduunka looga dareemay waxaan idiin hayna falcelinta madaxda caalamka ee ku aadan madaxeyne Trump. Waxaa kaloo barnaamijka qeyb ka ah barnaamijka cayaaraha,...
07.11.2016 - If you have recently arrived in Austria and you want to claim asylum, you need to know about the legal process for doing so. This episode of New Life in Vienna aims to inform its listeners about the most important steps in the asylum procedure...
20.10.2016 -
13.10.2016 - Barnaamijka maanta waxaan kusoo qaadan doona wararkii ugu danbeeyay Caalamka, waxaan sidoo kale kusoo qaadan doonaa barnaamijyo ay kamid yihiin ganacsiga iyo dhaqaalaha oo maanta qodobada ku jira ay kamid yihiin hay’ada lacagta IMF oo ka...
25.05.2016 - Barnaamijka Caweeska wararka fiidnimo ee Radio Fabrik Maanta waxaan kusoo qaadan doonaa Doorashadii madaxweynaha ee Austria iyo qodobo kale oo la xiriira Qaxootiga, barnaamijka waxaa sidoo kale qeyb ka noqon doona Dhaqaalaha iyo ganacsiga oo aan...
03.03.2016 - Bedrohungen durch Atomkraftwerke und Atomrüstung, durch die „Festung EUropa“ gegen Flüchtlinge, Sozialabbau, positive europäische Alternativen u.a. für Frauen als Flüchtlinge und Migrantinnen sind Schwerpunkte dieser Sendung. Details...
11.11.2015 - Waa Barnaamijkii 5aad oo laga soo baahiyo Radio Fabrik Salzburg, wixii aragti ah oo dhankiina waxaad inoogu soo diri kartaan sleepnotlonger@gmail.com
10.09.2015 - Waa barnaamijkii 4aad ee ka baxa Radio Fabrik, inala dhageesta wixii isbedel lagu sameynayo iyo wixii lagu darayo inoo soo sheega Fadlan
12.08.2015 - Waa branaamijkii labaad ee aan kasoo deyno idaacadaan waxaana ugu tala galnay dadka Somaliyeed ee ku dhaqan Halkaan Barnaamijka waxaan kusoo qaadanay waxyaabo badan sida, waxaan ku wereysanay Moalim Ahmed oo aan wax ka weydiinay ciyaaraha, waxaan...