Ileys podcast waa barnaamij wacyigelin, dhaqan iyo is-dhexgal ah.
Barnaamijkan ayaa diiradda lagu saarayaa mawduucyo kala duwan oo ay ka mid yihiin tacadiyada ka dhanka ah haweenka iyo carruurta, sidii loo joojin lahaa gudniinka Fircooniga, waxbarashada iyo caafimaadka maskaxda ee haweenka iyo dhalinyarada iyo sidoo kale qorsheynta qoyska.  Barnaamijkan waxa uu toddobaad walba ku baxaa Soomaali, waxaana laga baahinayaa idaacadda arrimaha bulshada ee Orange 94.0 Vienna.
Waa todobaadle ka baxaya lixda maqribka maalin walba oo sabti ah.

Barnaamijkaan waxaa taageeray kültüř gemma!

Ileys is a Somali word that means light, especially in the dark or at night like a torchlight.
I chose to name my podcast Ileys as the most of Somali people in Austria are new to the country and need some guidance to adapt and integrate.
Ileys podcast can become here in Vienna a torch, because of the information that this program brings to the community!

This show is financed by kültüř gemma! program.