24.03.2017 - Barnaamijka maanta waxaan kusoo qaadan doona qodobadii ugu danbeeyay wararka caalamka. Waxaa sidoo kale kusoo qaadan doonaa barnaamijka ciyaaraha Wenger oo qoorta loogu jiro iyo Chelsea oo ciyaaryahan Muhim ah qarka u saaran in ay lasoo saxiixato...
26.01.2017 - Waxaa barnaamijka qeyb ka noqon doono warka caalamka oo aan maanta idinku hayno qodobada warka caalamka ugu xasaasisan, waxaa sidoo kale qeyb ka noqon doono Trump oo durba bilaabay qorshe uu ka xanibayo qaxootiga yimaada mareykanka, barnaamijka...
27.04.2016 - Barnaamijka waxaan kusoo qaadan doona maanta, doorashadii dhacday axadii ee madaxweynaha wadankaan Austria iyo AMS oo ah hay’ada shaqada wadankaan oo ka deyrisay sadaasha shaqa abuurka wadanka. waxaa kaloo qeyb ka ah barnaamika cafimaadka oo...
09.03.2016 - Barnaamijka Caweeska Radio Fabrik maanta waxaa qeyb ah ka ah wararkii ugu danbeeyay caalamka ee la xiriira qaxootiga, waxaan sidoo kale qeyb ka ah xubinta dhaqaalaha iyo ganacsiga oo aan kusoo qaadan doono dhibaato dhaqaale oo haysata gobolka...
10.02.2016 - Barnaamijka waxaan kusoo qaadan doono sharci cusub oo soo baxay oo la xiriira qaxootiga iyo Virus-ka Zika oo cabsi weyn laga qabo in si xad dhaaf ah u faafo, waxaa kaloo Barnaamijka qeyb ka noqon doona wararkii ugu danbeeyay Ciyaaraha iyo warar...
13.01.2016 - Dhageestayaasha wixii talo ah waxay inoogu soo hagaajin karaan E-mailka sleepnotlonger@gmail.com
09.12.2015 - Waa barnaamij ku baxa Af- Somali oo ka baxa Radio Fabrik Salzburg. Dhageestayaasha wixii afkaar ah waxay inoogu soo hagaajin karaan E-mail sleepnotlonger@gmail.com