18.03.2017 - Salamaleicum und bun venit zum Radio Lernquartier! Die Welt mit anderen Ohren hören. Mit Musik die jungen Menschen aus Afrika, Europa und Asien gefällt. Ibragim, Alex, Idiris, Nasradullah, Omid, Jamaal, Mahaad, Danial und Asad führen durch...
14.12.2016 - Barnaamijka caweeska wararka maanta waxaan idinku soo deyn doonaa wararkii ugu danbeeyay caalamka iyo Ciyaaraha, barnaamijka waxaa sidoo kale qeyb ka ah barnaamijka dhaqaalaha iyo ganacsiga oo aan maanta idinku hayno Trump oo weli wada dagaalka...
27.10.2016 - Barnaamijka Caweeska Radio Fabrik maanta waxaan idinku haynaa wararkii ugu danbeeyay caalamka: Hogaamiya xisbiga FPÖ Hainz Christian Strache oo weerar Afka ah ku qaaday Angela Merkel. Barnaamijka ciyaarahana waxaan kusoo qaadan doonaa qodobadii...
28.09.2016 - Barnaamijka maanta waxaan kusoo qaadan doona qodob ay kamid yihiin: Trump oo sheegay in dooda soo socota Clinton uu si adag u weeri doono, nin wariya ah oo Somalia lagu dilay. Ganacsiga waxaan kusoo qaadan doona wadamada Opec oo uu dhib ka haysto...
10.08.2016 - Barnaamijka Caweeska (Somali Prime Time Radio Program) waxaaan kusoo qaadan doona qodobo ay kamid yihiin “ Austria iyo Turkiga oo khilaaf xoogan soo kala dhex galay“, qaxooti buux dhaafiyay magaalada Milaano iyo somalia oo lagu baaqay...
28.07.2016 - Barnaamijka maanta waxaan kusoo qaadan doona warar ay kamid yihiin: Ra’isul wasaarha Hungry Victor Orban oo ku tilmaamay qaxootiga Yurub imaanaya in ay yihiin “SUN“ Wasaarada arimaha dibada Austria oo u yeertay safiirka Turkiga...
08.06.2016 - Barnaamijka caweeska maanta waxaan kusoo qaadan doona, qodobo isugu jira Warka caalamka barnaamijka ciyaaraha, dhaqaalaha iyo ganacsiga iyo barnaamijka cafimaadka.
17.08.2015 - Waa barnaamij ku baxa Afka Soomaliga oo laga soo baahiyo Radio Fabrik oo ku yaal Magaalada Salzburg ee wadanka Austria, Barnaamijka waa bille, lkn haddii Alle idmo wuxuu noqon doona mid usbuuc walba baxa mustaqbalka dhow. wixii fariimo ah iyo...