Barnaamijka maanta waxaan kusoo qaadan doona qodobo ay kamid yihiin Dhalinyarada Soomaaliyeed ee magaaladaan Salzburg oo sameystay golle, waxaa sidoo kale qeyb ka noqon doona wararka ciyaaraha, dhaqaalaha, caafimaadka iyo warar kale oo xiiso leh, waxaa sidoo kale barnaamijka inta uu socdo aad dhageysan doontaan heeso xul ah oo ay ku luqeeyaan qaar ka tirsan fanaaniinta Soomaaliyeed.
Propriétaire du média
Station
Produit
11. mai 2016
Publié
11. mai 2016
Diffusé
11. mai 2016, 20:27
Sujets
Langues
