Somali students in Austria

Подкаст
Ileys Podcast
  • Somali_students_part2
    30:01
audio
30:10 мин.
FGM and force marriage
audio
30:31 мин.
Family planing
audio
30:38 мин.
Music and art
audio
30:01 мин.
Female genital mutilation - part 2
audio
30:14 мин.
Female genital mutilation
audio
30:10 мин.
Single moms' mental health
audio
30:17 мин.
Somali students and school challenges
audio
30:15 мин.
Talking about integration - part 2
audio
30:02 мин.
The challenges of integration

Waxbarashada carruurta iyo ardayda Soomaalida ah ee wadankaan ku nool ma ahan mid fudud, sababo la xiriira luuqada wadanka oo adag iyo caqabado kale oo badan.
qeybtaan maanta waxaan idin kula wadaagi doonaa talooyin ku socda waalidka iyo ardayda sidii ay guul uga gaari lahaayeen waxbarashada wadankaan.
waxaa maanta marti iigu ah barnaamijka Ikraan Cabrisaq Barkhadle oo ah gabar soomaali ah oo wadankaan wax ku baratay oo nala wadaagi doona waayo-aragnimadeedii ischoolka xilligii ay dhiganaysay.

The education of Somali children and students living in this country is not easy, because of the german language and many other challenges.
In this episode of today, I will share with you some tips for parents and students to achieve success in education in this country.
My guest today is Ikraan Cabrisaq Barkhadle, a Somali student who went to school in Austria, she sharing with us her experience at school.

Оставьте комментарий