Barnaamijka waxaan kusoo qaadan doona maanta, doorashadii dhacday axadii ee madaxweynaha wadankaan Austria iyo AMS oo ah hay’ada shaqada wadankaan oo ka deyrisay sadaasha shaqa abuurka wadanka. waxaa kaloo qeyb ka ah barnaamika cafimaadka oo aan kusoo qaadan doona cafimaadka ilkaha.
Media owner
Station
Produced
27. April 2016
Published
27. April 2016
Topics
Languages
