Barnaamijka waxaan kusoo qaadan doona maanta, doorashadii dhacday axadii ee madaxweynaha wadankaan Austria iyo AMS oo ah hay’ada shaqada wadankaan oo ka deyrisay sadaasha shaqa abuurka wadanka. waxaa kaloo qeyb ka ah barnaamika cafimaadka oo aan kusoo qaadan doona cafimaadka ilkaha.
Príspevok
Barnaamijka Laanta Af-somaliga Radio Fabrik
Vlastník média
Stanica
Vyrobené
27. apríla 2016
Zverejnené
27. apríla 2016
Jazyky
